Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya oo wareysi  siiyay telefishinka BBC Soomaali
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya oo wareysi siiyay telefishinka BBC Soomaali

Halkan ka daawo wareysi uu telefishinka BBC Soomaali siiyay ra'iisalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Wuxuu u warramay weriyaha BBC Cabdirisaaq Xaaji Catoosh