Daawo: Madxafka keliya ee Soomaaliyeed ee caalamka ku yaal
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Madxafka keliya ee Soomaaliyeed ee caalamka ku yaal

Minnesota waxay hoy u tahay Soomaalida ugu badan ee qurbaha ku nool. Iyaga oo haddaba ka fog dalkoodii, waxay doonayaan inay ilaashadaan dhaqankooda iyo hidahooda si ay ugu gudbiyaan jiilka cusub. Iyaga oo taa maskaxda ku haya ayay fureen madxafka keliya ee Soomaaliyeed ee caalamka ku yaal.

Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa booqday madxafkaasi