Gabadha Soomaaliyeed ee lagu tilmaamay wajgia xaragada 2017
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabadh Soomaali ah oo lagu tilmaamay wajiga xaragada ee 2017

Waxaa lagu tilmaamay inay tahay wajiga Xaragada ee 2017. Xaliima Aden oo dharka xayeesiisa waxay ku laafyootaa Xijaabkeeda.Waxay ku dhalatay xero qaxooti oo ku taala Kenya waxaana reerkoodu Maraykanka tageen iyadoo Lix jir ah. Sanadkii hore ayay u tartantay koobka xaragada ee Minnesota, lix bilood ka dibna Milan ayeey wacdaro ka dhigtay.