Cudurka duumada oo ka dilaacay Bosaaso
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cudurka duumada oo ka dilaacay Bosaaso

Waxaa magaalada Bosaaso ka diilaacay cudurka duumada ama Malaariyada . Cudurkan ayaa waxaa uu soo ritay dad badan oo jiifa Xarumaha Caafimaadka, waxayna Wasaarada Caafimaadka ee maamulka Puntland Wadaa wacyigalin ku aadan arrintani.

Cissa Xaaji Cabdille ayaa haddabo arrintaasi ka wareystay Madaxa duumada ee Wasaarada Caafimaadka Puntland, Dr Cabdikariin Xuseen Hassan.