Xanuunka Autism oo ku soo badanaya caruurta Soomaalida  ee galbeedka ku nool
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xanuunka Autism oo ku soo badanaya caruurta Soomaalida ee galbeedka ku nool

Ka waran haddii laguu sheego ilmahaagu waxa uu qabaa cudurka autism, eray aan luqadaadaba ku jirin. xaaladani waxay ku soo badaneysaa carruurta Soomaaliyeed ee ku nool dalalka reer Galbeedka kuwaasi oo halis u ah Autismka.

Dad badan ayaa takoora ama ceebeeya dadka u baahan waxbarashada gaarka ah ama wax ka qaba dareemayaasha maskaxda, iyadoo waladiin badani ay faquuquid iyo aflgaado dareemaan.

Qalib Xasan Barud ayaa ka warramaya.