Caalamka oo laga xusayo maalinta xorriyadda saxaafadda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Caalamka oo laga xusayo maalinta xorriyadda saxaafadda

Magaalada Hargeysa, xarunta ilaalinta xuquuqul insaanka ayaa soo saartay warbixin la xidhiidha xadiga iyo tacdiyada ka dhanka ah suxufiyiinta Somaliland ee lix iyo tabankii bilood ee ugu danbeeyay, iyadoo guud ahaan maanta caalamka laga xusayo maalinta xorriyadda saxaafadda.

Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa wareystay Guuleed Dalfac oo ah gudoomiyaha xarunta madaxa banaan ee xuquuqal-insaanka ee magaalada Hargeysa.