Soomaali u ololeeya xuquuqda aadanaha oo abaalmarin la guddonsiiyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaali u ololeeya xuquuqda aadanaha oo abaal marin la guddonsiiyay

Xassan Shire oo ah nin Soomaaliyeed una ololeeya xuquuqda adanaha ee geeska Afrika ayaa dhowaan dalka Mareykanka lagu gudonsiiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Richard leadership award.

Haddabo abaalmarintani waxa ay tahay iyo waxa uu ku muteystay ayaa Xassan Shire waxaa uu uga warramay weriyaha BBC-da Ciise Xaaji Cabdulle.