Laba gabdhood oo mataano ah oo isku dhegan misana hami fog leh
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Laba gabdhood oo mataano ah oo isku dhegan misana hami fog leh

Laba gabdhood oo mataano ah oo dhashay iyagoo isku dhegan, oo la kala yiraahdo Maria iyo Consolata, ayaa haatan waxa ay jiraan 19 sanadood, intii ay jireenna sidaas ayay iskug dheggenaayeen.

Waa abuur Alle oo layaab ma leh, hami fog ayeyse leeyihiin.

Haatan waxa ay dhammaynayaan dugsiga sare oo waxa ay dhigtaan iskuul la yidhaa Udzungwa oo ku yaal gobolka Iringa ee koonfur galbeed Tanzania.

Weriyaha BBC-da Leonard Mubali ayaa booqday oo warbixintan ka diyaariyey, waa kan Axmednagaashe oo inoo soo jeedinaya.