Salva Kiir oo magaacabay taliye ciidan oo cusub

Madaxweynaha Koonfurta Sudan Salva Kiir Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Madaxweynaha Koonfurta Sudan Salva Kiir

Madaxweynaha Koonfur Sudan, Salva Kiir, ayaa xilkii ka qaaday taliyaha ciidamada milateriga ee dlakaasi, Jeneral Paul Malong.

Ilaa iyo hadda lama sheegin sababta xilka looga qaaday balse maamlihi u dambeeyay waxa shaqada iska casilay madaxda sar sare oo ka tirsan ciidanka Koonfur Sudan.

Dad badan ayaa walaac ka muujiyay qaraabo kiil iyo dembiyada dagaalada sokeeye ee ka dhashay colaada dalkaasi ka jirtay afartii sano ee la soo dhaafay

Jeneral Makong waxa lagu bedelay Jeneral James Ajong.