Daawo nolosha mataano 19 sano isku dhagganaa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: mataano 19 sano isku dhagganaa

Laba gabdhood oo mataano ah oo isku dhaggan kuna nool dalka Tanzania ayaa sheegay in ay rajeynayaan inay macallimiin noqdaan ayna hal nin isla guursadaan.