Dhir lagu beyrayo deegaanada Somaliland ee abaartu aafeysay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhir lagu beerayo deegaannada Somaliland ee abaartu aafeysay

Deegaanada jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanideeda ee Somaliland, guud ahaan miyi iyo magaalaba waxaa ka billoday olole lagu beeraayo 80,000 oo geed, gaar ahaan dhulka miyiga ee abaartu xaalufisay.

ololahan dhir beerista muddada uu soconaayo iyo cidda ka qayb qaadaneysa ayuu weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige ka wareystay Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga, Marwo Shukri Xaaji Bandare oo wasaaraddedu hogaamineyso ololahan.