Dareewal Soomaali ah oo u dhowaa Goobta qaraxu ka dhacay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dareewal Soomaali ah oo u dhowaa goobta uu ka dhacay qaraxii Manchester

Cabdi Kaahin Raamadey oo ku magacdheer Sandheere waa wadaha bas ka dhex shaqeeya magaalada Manchester, waxaana markii uu qaraxa dhacay uu ku sugnaa meel u dhow goobta uu qaraxa ka dhacay.

Haddaba qaabka ay wax u dhaceen ayuu uga warramay weriyaha BBC-da Cabdixaafid Cawil Ismaciil.