Khasaaro ka dhashay roobab ka da'ay gobolka Togdheer
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Khasaaro ka dhashay roobab ka da'ay gobolka Togdheer

Roobab laxaad leh oo ka da'ay guud ahaan deegaanada gobolka togdheer ayaa geystay khasaare dhimasho leh.

Gobolka togdheer oo ka mid ahaa gobolladii ugu darnaa ee abaartu xoola-tirtay dad badan oo reer guraa ah ayaa waxaa haatan ka socota hawloo qaadhaan loogu ururinaayo dadka abaartu ku habsatay si dib u dejin iyo xoolo loogu iibiyo .

Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid cige ayaa haddab arrintaasi ka wareystay gudoomiyaha gobolka Togdheer, Maxamuud Cali saleemaan oo ku magac dheer Ramaax.