Tartamadda aqooneed ee Ramadaanka & Warbaahinta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tartamadda aqooneed ee Ramadaanka & Warbaahinta Soomaalida

Xarumaha warbaahinta Soomaalida ayaa bisha Ramadaan waxay qabtaan tartamo aqooneed oo ay ku tartansiiyaan dhalinyarada iyagoo degmooyin, xaafaddo iyo iskoolo tartamadaas u qabta.

Idaacadda & Telefishinka SBC ee magaalada Boosaaso ayaa ka mid ah xarumahaas warbaahineed, waxay 12-kii sano soo waday barnaamij ay ugu magacdartay Kediska SBC ee bisha Ramadaanka,

Si aan faahfaahin badan uga helno tartan aqooneedkaasi Ramadaanka ee idaacadaasi qabato ayaan khadka telefoonka ee magaalada Boosaaso waxaan kula xiriirnay Maxamed-Deeq Cabdalla C/qadir oo ah agaasimaha guud ee idaacadda & Tv-ga SBC, waxaana uu uga waramay Mowliid Xaaji Cabdi ujeeadada tartankan iyo faahfaahino kale oo dheeraad ah.