Xildhibaan ka tirsan Jubbaland oo diidan Xilka qaadis lagu sameeyey
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xildhibaan ka tirsan Jubbaland oo diidan Xilka qaadis lagu sameeyey

Dhawaan ayaa xubnaha Baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland waxay xilkii ka qaadeen xildhibaano ka tirsan Barlamaankaas oo ku eedeeyeen in ay kuxadgudbeen sharciga.

Haddaba Cabdulqaadir Ibraahim Cali oo ka mid ah xildhibaanada xilka laga qaaday ayaa ku gacan seyray xilka qaadistaas isagoo sheegay in ay aanay wafaqsaneyn dastuurka, isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ayuu khadka telfooonka wareysi aan kula yeelanay, waxaana uu u wamaray Aadan Maxamed Cabdi (Saalamiin), isagoo waydiiyey sababaha xilka loo qaaday ama lagu haysto.