Sawirrada todobaadka iyo Afrika: 26 May - 1 June 2017

Halkan ka daawo xulka sawirrada isbuucii la soo dhaafay ee qaaradda Afrika.

A Nigerian policewoman gives an order as she marches in front of authorities and members of the public during a Democracy Day parade on May 29, 2017 in Freedom Square in Owerri. Democracy Day celebrates the end of military rules in Nigeria in May of 1999. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Isniintii ayaa sarkaalkan ka tirsan booliska Nigeria waxay qeyb ka ahayd dabbaaldagga maalinta dimuqraadiyadda oo lagu xuso markii uu dalku ka wareegay nidaamka xukunka milatariga
Olufunke Oshonaike of Nigeria competes during Women Single 1. Round at Table Tennis World Championship at Messe Duesseldorf on May 31, 2017 in Dusseldorf, Germany. Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Olufunke Oshonaike oo u dhalatay dalka Nigeria oo ka qeybgashay tartanka Teeniska ee dumarka oo Arbacadii ka dhacay dalka Jarmalka.
Emmanuel Rutema, a Tanzanian with Albinism who had his arm chopped off in a superstition-driven attack, tries to put on a new prosthetic arm at the Shriners Hospital in Philadelphia Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Emmanuel Rutema oo u dhashay dalka Tanzania oo iskutijaabinaya gacan macmal ah oo cusub ka dib markii dad aaminsan in jirka dadka Albinooska ah uu dawo u yahay waxyaabaha qaar.
Detail from Mombasa station Lahaanshaha sawirka Michael Khateli
Image caption Xarunta laga raaca tareenada ee magaalada Mombasa. Kenya ayaa xariga ka jartay tareen cusub Arbacadii
Kenya"s President Uhuru Kenyatta, Guinea"s President Alpha Conde, US President Donald Trump, African Development Bank President Akinwumi Adesina, Vice President of Nigeria Yemi Osinbajo and Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn pose following a family photo of G7 leaders with African leaders after an expanded session at the Summit of the Heads of State and of Government of the G7, the group of most industrialized economies, plus the European Union, on May 27, 2017 in Taormina, Sicily. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Sawirkan oo la qaaday Sabtidii ayaa waxaa kuwada jira madaxweynaha Kenya , Uhuru Kenyatta, madaxweynaha Guinea, Alpha Conde, madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, Akinwumi Adesina, madaxweyne ku xigeenka Nigeria Yemi Osinbajo iyo ra''iisal wasaaraha IKtoobiya Hailemariam Desalegn. Dhammanatood oo ka qeybgalay shirka G7 ayaa waxaa sawirka ku wehliyo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Pro-Biafra supports demonstrate on May 30, 2017 in Abidjan, during commemorations of the 50th anniversary of the Nigerian civil war. Nigeria on May 30 marks 50 years since the declaration of an independent Republic of Biafra plunged the country into a civil war, amid renewed tensions and fresh calls for a separate state. The main pro-independence groups - the Indigenous People of Biafra (IPOB), and the Movement for the Actualisation of the Sovereign State of Biafra (MASSOB) - have called for a day of reflection. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Mr Trump ayaa sidoo kale taagerayaal ku leh koonfur bari Nigeria halkaasoo dadka qaar ay Talaadadii u dabbaaldagayeen xuska sanadguurada kontonaad ee ka soo wareegatay madax banaanida Baifra. Ku dhawaaqidda madax banaanida gobolkaasi ayaa horseeday dagaal sokeeye oo ay ku dhinteen hal milyan oo qof.
Children look at a placard on May 30, 2017 in Abidjan, during commemorations of the 50th anniversary of the Nigerian civil war. Nigeria on May 30 marks 50 years since the declaration of an independent Republic of Biafra plunged the country into a civil war, amid renewed tensions and fresh calls for a separate state. The main pro-independence groups - the Indigenous People of Biafra (IPOB), and the Movement for the Actualisation of the Sovereign State of Biafra (MASSOB) - have called for a day of reflection. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Carruurtan ku sugan magaalada Abidjan, ee dalka Ivory Coast, ayaa daawanaya sawirrada xilliyadii dagaalada sokeeye ay ka jireen dalkaasi.
Newly-rescued Chibok school girls waiting upon their arrival for rehabilitation at the Women Development Centre in Abuja. The Nigerian minister for women affairs has said that the newly rescued 82 Chibok school girls will not be going back to their rural hometown to complete their schooling. Speaking at a ceremony welcoming 82 newly rescued girls to a government rehabilitation facility in the country"s capital of Abuja, Aisha Alhassan said all the girls will be heading back to class in September, without specifying where. Lahaanshaha sawirka AFP/PGDBA ^ HND
Image caption Gabdhihii ay Boko Xaraam ka afduubatay Chibok ee dhawaan la soo daayay oo ku sugan magaalada Abuja.
Salif Sylla (L) of Guinea in action against Marcos Senesi (R) of Argentina during the FIFA U-20 World Cup 2017 group A soccer match between Guinea and Argentina at the Jeju World Cup Stadium in Jeju Island, South Korea, 26 May 2017. Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Jimcihii ayaa ciyaaryahankan u dhashay Guinea, Salif Sylla waxa uu ka qeyb qaadanayay tartanka Koobka Adduunka ee ciyaaryahannada ay da'doodu ka yartahay 20. Kooxdiisa ayaa dalka Kuuriyada Koonfureed kula ciyaartay Argentina
Members of the Congolese Cultural Dance Group pose for photographs as they get ready backstage before they present "Ballet National Du Congo" in Bhopal, India, 29 May 2017. The cultural program of African Dance and Music Performance was organized by the Indian Council for Cultural Relations Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Kooxda ciyaar dhaqameedka dalka Congo oo ciyaar dhaqameedkooda ku soo bandhigay dalka Hindiya.

Sawirada waxaan ka soo xiganay AFP, EPA, Getty Images iyo Reuters