Daawo: Dad ka badbaaday weerakii Muqdisho ka dhacay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Dadkii ka badbaaday weerarkii Muqdisho oo ka hadlay argagax ay la kulmeen

Tirada dhimashada qarixii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa gaartay 25 qof. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkan oo ay Shabaabku sheegteen