Daawo: Weerar lagu qaaday masaajid ku yaalla waqooyiga  London
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Weerar lagu qaaday masaajid ku yaalla waqooyiga London

Nin ayaa dhintay toban kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii "weerar argagixiso" lagu qaaday dad ka soo baxay masaajid ku yaalla magaalada London oo ay taraawiix ku tukanayeen.

Booliisku waxay sheegeen in siddeed ka mid ah dadkaas loola cararay Isbitaal qaarkoodna ay dhaawacyo halais ah qabaan ka dib markii ay ku dhaawacmeen "weerar argagixiso".