Xabad joojin ka dhaqan galayso dalka bartamaha Africa

colaada dalkaasi ka taagan ayaa ku qasabtay in kumanaan qof ah ay ku barakacan dalka Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption colaada dalkaasi ka taagan ayaa ku qasabtay in kumanaan qof ah ay ku barakacan dalka

Xabad joojin ayaa lagu saxiixay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga waxayna dhexmartay xukuumada Bartamaha Jamhuuriyadda Afrika iyo kooxaha falaagada ah ee dalkaasi

Xabad joojinta oo si dhaqsa ah u dhaqan geleysa ayaa waxay dhabaha u xaareysaa in mucaaradka laga qeybgeliyo geedi socodka nabadda iyo siyaasadda, si ay iyaguna rabshadaha kusoo afjaraan.

Heshiiskan waxaa garwadeen ka noqday kaniisada katooliga .