Qaxooti dib ugu laabtay Dhadhaab
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qaxooti dib ugu laabtay Dhadhaab

Ayadoo caalamka laga xusayo maalinta qaxootiga adduunka ayaa waxaa jira dad iyagu horay ugu noolaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, kuwaasoo go'aansaday inay ku labtaan Soomaaliya, balse markii dambe dib ugu soo laabtay isla qeryihii qaxootiga ee ay ku jiri jireen.

Dadkaasi siyaabo kala duwan ayey u soo laabteen, warbixin umuurtaasi ku saabsanna waxaa Dhadhaab ka soo diray weriyaha BBC-da Bashkas Jug-soo- dhacay.