Deeq loo uruurinayo dadka abaarsaday
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Deeq loo uruurinayo dadka abaarsaday

Ururka bisha cas ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa lacag uruurin ka bilaabay dalkaas. Lacagahaas waxaa loo uruurinayaa Soomaalida ay abaraaha iyo shubanku ragaadiyeen.

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa kala qayb qaadanaysa qaaraan uruurinta oo magaalada Dubai lagu qabtay, qorshuhuna waxuu yahay in malaayiin Dirham la uruuriyo.

Arrimahaas ayuu Cabdirisaq Xaaji Catoosh ka waraystay Cabdirashiid Maxamed Saciid, maamulaha Dahabshiil Group.