Wareysi wasiiru dawladaha warfaafinta & Isgaarsiinta Puntland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo ka soo horjeesatay xeer ay ansixiyeen Golaha wasiiradda Dawlada Soomaaliya

Dhawaan golaha wasiiradda dawlada Federaalka Soomaaliya waxay meel mariyeen xeerka Isgaariinsta Soomaaliya kaasi oo Baarlamaanka la horgeyn doono, haddaba waxaa soo baxaysa in Maamulka Puntland oo ka mid ah maamul goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka aanay arrinkaasi raali ka ahayn oo sidii qorshuhu ahaa aan lagala tashan ka hor inta aan la ansixin.

Wasiiru dawlaha Wasaaraddda Warfaafinta & Isgaariita Puntland Cabdifataax Nuur Ashkir ayaa BBC uga waramay diidmadda Puntland, Mowliid Xaaji Cabdi ayaa khadka telefoonka ee magaalada Garoowe kula xiriiray.