Xaaladda Xabsiyada Muqdisho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda Xabsiyada Muqdisho

Xaaladdo caafimaad xumo, nadaafadeed iyo ciriri ayaa laga soo sheegaa xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, waxaase taasi ka horimaanaya taliska ciidamada asluubta Soomaaliyeed oo sheegaya in adeegyo daryeel oo aad u wanaagsan ay haystaan maxabiista oo ay ka mid yihiin Tv-yo ay daawadaan, qaboojiyayaal kulka looga qaboojiyo iyo sariiro ay ku seexdaan.

Haddaba arrimahaas iyo maxaabiis lagu sii daayey cafis madaxweyne ayaanu ka wareysaney taliye kuxigeenka ciidamada asluubta Soomaaliya Jeneral Cabdikarin Cali Afrax. Waxa uu u waramey Mowliid Xaaji Cabdi