Wareysi ku saabsan Weerarka Xogta Kombuyuutarada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi ku saabsan Weerarka Xogta Kombuyuutarada

Weerar dhanka internetka ah oo ballaadhan ayaa ka bilowday dalka Ukraine waxaanu ku fidey meelo badan oo dunnida ka mid ah.

Fayraska ayaa fadhiisinaya kombuyuutarada ilaa lacag madax furasho ah la bixiyo. Shirkadda alaabaha qaadda ee dalka Denmark laga leeyahay ee Maersk, shirkadda shidaalka Rosneft oo Ruushka laga leeyahay iyo shirkadda wax xayeysiisa ee WPP ayaa ka mid ah kuwa la bartilmaameedsaday.

Waaxda ammaanka gudaha ee Mareykanka ayaa sheegtay inay isha ku hayso weerarka.

Haddaba arrintaas iyo saameynta ay leedahay guud ahaan iyo in ay saameyn karto ganacsiyada Soomaalida ayaanu ka wareysannay Cabdallah Macalin Maxamud oo ah khabiir dhanka tiknoolajiyadda, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayuuna u warramay