Yaa Mas'uul ka ah Goobaha lagu Dabaasho Xeebaha Soomaaliya, Gaar ahaan Magaalada Muqdisho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Yaa Mas'uul ka ah Goobaha lagu Dabaasho ee Xeebaha Soomaaliya, Gaar ahaan Caasimada Muqdisho

Shalay Lix dhalinyaro ah ayaa meydkooda laga heley xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Maxaa looga baahan yahay dadweynaha, dhallinyarada iyo maamulka amaanka iyo badbaadada goobaha lagu dabaasho ee xeebaha wadanka, sidda xeebta Liido.

Dooda Gaaban ee dhalinyarada ayaanu kaga hadlaney. Waxa ka qayb qaadanaya Samo Cumar oo jooga London, Cabdi Geesi oo Jooga Boorama iyo Abdibaasid Mohamed Gaani oo jooga Sucuudiga.