Daawo: Digaaga xiray waddo mashquul badan oo ku taalla Austria
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Digaag xiray waddo mashquul badan oo ku taalla Austria

Magaalada Viena ee dalka Austria kumanaan digaag ah ayaa xiray wadda mashquul badan. Halkan ka daawo sida ay ku dhacday.