Wareysi ku saabsan Sanduuqa Taakulada Ciidamada Soomaaliya Shiikh Nuur Baaruud Gurxan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi ku saabsan Sanduuqa Taakulada Ciidamada Soomaaliya

Munaasabad dhawaan ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galeen Madaxweynaha iyo Ra'isuwlasaaraha dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale ayaa waxaa looga dhawaaqay sanduuqa Taakulada ciidanka Soomaaliya . Shiikh Nuur Baaruud Gurxan waa guddoomiye ku xigeenka sanduuqaas cusub ee taakuleynta Ciidamada Soomaaliya. Wariyaha Bbcda Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayuu uga waramey ujeedada sanduuqaas.