Hirshabeele oo xirxirtay macalimiin Alshabaab la kulmay.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hirshabeele oo xirxirtay macalimiin Al Shabaab la kulmay

Maamulka Hirshabeele ayaa waxay xirxireen macaliimiin mamaulayaal ka ah iskuulaad ku yaalla magaalada Jowhar.

Raggan waxaa loo haystaa inay la kulmeen ururka Al Shabaab oo ay ka wada hadleen sidii loo badali lahaa manhajka waxbarasho ee iskuulaadka sida uu BBC-da u sheegay Mahad Xasan Cismaan wasiirka warfaafinta Hirshabeele.