Bandhigga Buugaagta ee Hargeysa oo furmay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta Hargeysa oo furmay

Waxaa maanta oo sabti ah magaalada Hargeysa ka furmay bandhiggaa caalamiga ee bugaagta, kaasoo sanadkii 10-aad ka qabsoomaya magaaladaas. Waxaana Bandhigan ka qayb gelaya dhawr dal Afrikaan ah oo uu ka mid yahay dalka Koonfur Afrika.

Haddaba dulucda halku dhegga sanadkan ee bandhiggani ayaanu ka waraysanay Dr. Jmaca Muuse Jamac oo ah guddomiyaha xarunta dhaqanka ee Hargeysa, ahna qaban qaabiyaha bandhiggani, waxa uuna u warramay weriyaha BBC-da Xassan Cali Geele.