Maxaa sababay in guddoomiyihii baarlamaanka Somaliland uu xilka iska casilo?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa sababay in guddoomiyihii baarlamaanka Somaliland uu xilka iska casilo?

Maxaa sababay in gudoomiyihii baarlamaanka Somaliland, Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cirro) uu maanta iska casilay jagadii gudoomiyannimada oo uu soo hayay 12-kii sano ee u dabbeeyay?.

Wuxuu u warramay weriyaha BBC-da Axmed Saciid Cige