Daawo: Sida Soomaalida Nairobi u codeeyeen
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Sida Soomaalida Nairobi ay u codeeyeen

Waxaa billaabatay tirinta codadka ka dib doorashadii maanta ka dhacday dalka Kenya.

Weriyaha BBC-da Suheyba Maxamed Badqas ayaa ka warrameysa sida looga codeeyay xaaafadda Islii ee magaalada Nairobi