Sawirro: Xafiiska madaxweynaha Maraykanka oo dhisme ku socdo

. Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption .

Weligaa ma is weydiisay sida uu u eegyahay xafiiska madaxweynaha Maraykanka oo aan alaabo dhex oolin? waa run oo isma aad weydiin ba. Waa kuwan sawirro laga soo qaaday isagoo dhisme dib u habayn ahi ku socdee bal daawo.

Aqalka Cad ayaa markii ugu horraysay mudo lixdan sanadood ah dayactir lagu samaynayaa.

Trump ayaa xafiis alaab cusub la dhigay ku soo noqon doona marka dayactirkan la dhamaystiro todobaadka dambe.

Hadda wuxu ku maqanyahay fasax 17 maalmood ah oo u ku joogo gurigiisa gaarka ah ee ku yaal New Jersey.

Laakiin fasaxiisii ayuu maalin ka soo jaray oo Isniintii ayuu ku soo yara noqday Washington DC.

Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Makhsinkan badhanka cas ku yaal waa makhsinkii shirarka ee madaxweyne Roosevelt
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption .
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Ma xasuusataa ninkan? waa af-hayeenkii horee Aqalka Cad oo daawanaya qalabka heer kulka lagu cabiro oo gaboobay
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Wiishashka dhismaha oo hortaagan wajahadda Aqalka Cad
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Qaboojiyeyaasha Aqalka Cad oo 27 sano ku xidhnaa ayaa haatan la bedelayaa
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption .
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption .
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Makhsinkan badhanka cas ku yaal waa makhsinkii shirarka ee madaxweyne Roosevelt
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan
Trump, oo Aqalka Cad la dhex taagan rimuutkii TV-ga

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan