Dhalinyaro siisa tababar caruur da'adooda ka yartahay toban sano
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhalinyaro siisa tababar caruur da'adooda ka yartahay toban sano

Naadiga Kubada Cagta ee Da'yarta Cusub ee Maraykanka ayaa waxaa ku mideysan carruur badan oo Soomaaliyeed oo deggan gobolka Minnesota, wuxuuna naadigu u qabtaa tartan cayaaraha kubadda cagta ah.

Waaliddiinta ayaa aaminsan in cayaaruhu ay carruurtooda ka baajinayaan falal-dembiyeedyo ay ka mid yihiin daroogada, wabixin arrintan ku aaddan waxaa inoo soo diray Siyaad Saciid Saalax oo ah wariye madaxa banaan oo dagan magaalada Minneapolis.