Suuqa weyn ee Magaalada Gaarissa oo dib loo furaayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Suuqa weeyn ee magaalada Gaarissa oo dib loo furayo

Dhowaan waxaa gubtay suuqa ugu weyn magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ee loo yaqaano Suuq Mugdi taasi oo khasaaro uu ka dhashay.

Hase yeeshee ganacsatadii wax kuu iibin jirtay suuqaasi oo lagu iibin jiray badeecooyin kala duwan ayaa haatan billaabay in ay dib u dhis ku sameeyaan .

Weriyaha BBC-da Bashkas jug soo dhacay ayaa booqday suuq mugdi wuxuuna nooga diyaariyay warbixintan.