Hoos u dhac ku yimid dalaga beeraha iyo daaqa xoolaha ee deegaanada somaliland qaarkood
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hoos u dhac ku yimid dalaga beeraha iyo daaqa xoolaha ee deegaanada Somaliland qaarkood

Warbixin ay wadajir u soo wada saareen wasaaradda beeraha ee somaliland iyo hay'adda cuntada iyo beeraha ee qaramada midoobay FAO ayaa waxay tilmaameysaa hoos u dhac weyn oo ku yimid dalaga beeraha iyo daaqa xoolaha ee deegaanada somaliland qaarkood .

Wasiirka wasaaradda beeraha somaliland Dr; Maxamed aw daahir Ibraahim ayaa ka waramay sababaha hoos u dhaca sanadkan 2017 ee wax soo saarkii beeraha iyo daaqii xoolaha . wuxuu u waramay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige