Sidee looga kaaftoomi karaa gargaarka bini'aadamnimo?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sidee looga kaaftoomi karaa gargaarka bini'aadamnimo?

Maanta oo kale sanadkastaa waxaa caalamka laga xusaa maalinta shaqaalaha gargaarka ee naftooda halista u geliya si ay u caawiyaan dadka baahan.

Dunida oo dhan malaayiin qof ayay noolashoodu ku tiirsan tahay gargaarka ay gaarsiiyaan howlwadeennadaasi.

Haddaba maxay tahay muhiimadda ay leedahay xuska maalintaas? Sideese looga baaqsan karaa in dadka caadiga ay ku tiirsanaadaan gargaar bini'aadamnimo?

Su'aalahaas iyo kuwa kale ayaa waxaannu hordhignay Maxamed Axmed Cali oo ku takhasusay arrimaha gargaarka bani'aadannimo, oo khadka taleefanka ee Garowe ugu warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.