Iska hor'imaad ka dhacay degmada Cadaado

Cadaado Lahaanshaha sawirka .
Image caption Cadaado

Iska hor'imaad u dhexeeya ciidamada nabad sugidda Galmudug iyo miliishiyo jidgooyo dhigatay ayaa ka dhacay magaalada Cadaado oo xurun kumeelgaarka u ah maamulka Galmudug.

Dadka deegaanka ayaa BBC-da u sheegay in ugu yaraantii sedex qof ay ku dhinteen iska hor'imaadkaasi.

Wararka ayaa siodo kale sheegaya in tiro kale ay ku dhaawacmeen iska hor imaadkaasi.

Wixii faahfaahin ah oo ka soo kordha kala soco www.bbc.com/somali