Maktabad Muqdisho laga furay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maktabad Muqdisho laga furay. Warbixin iyo Sawirro

Muddo 25 sano ka badan Muqdisho ma lahayn maktabad bulshada u furan oo wax laga akhristo.

Maktabaddii qaranka ee dalku lahaa waxay ku burburtay dagaalladii ahliga ahaa ee dalka ka dhacay.

Koox dhallinyaro ah oo is xilqaamay ayaa waxa ay fureen maktabad, si ay u dhiirigaliyaan wax akhrinta.

Wariyaheenna Muqdisho Calinuur Salaad ayaa warbixntan ka diyaariyey.

Hoos ka daawo sawirrada

Image caption Dhallinyaro buugaag ku akhrisanaysa maktabadda
Image caption Buug sheeko
Image caption Buugaag af carabi ku qoran
Image caption Dad buugaag ka raadsanaya maktabadda
Image caption Buugaag aqoon guud ka hadlaya
Image caption Nin buug daalacanaya
Image caption Buugaagta maktabadda
Image caption Dad Maktabadda jooga
Image caption Maktabadda qaranka oo hadda burbursan

Sawirrada waxaa qaaday Maxamuud Cabdisamad