Isku aadka naadiyada horyaallada Yurub

Koobka horyaallada Yurub Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Koobka horyaallada Yurub

Qorituurka isku aadka naadiyada horyaallada Yurub ee 2017/18 ayaa lagu qabtay magaalada Monaco.

32ka kooxood ee u soo gudbay isku aadka guruubyada ayaa loo qaybiyey 8 guruub.

Waxay isugu aadeen sidan.

Group A: Benfica, Manchester United, Basel, CSKA Moscow.

Group B: Bayern Munich, Paris St-Germain, Anderlecht, Celtic FC.

Group C: Chelsea, Atletico Madrid, Roma, Qarabag.

Group D: Juventus, Barcelona, Olympiakos, Sporting.

Group E: Spartak Moscow, Sevilla, Liverpool, NK Maribor.

Group F: Shakhtar Donetsk, Manchester city, SSC Napoli, Feyenoord.

Group G: Monaco, Porto, Besiktas, RB Leipzig.

Group H: Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham, Apoel.

Waxaa kale oo la bixiyey jaa'isado lagu abaalmariyey cayaartoy u cayaarta naadiyada Yurub.