Dad ka barakacay Bariirre
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dad ka barakacay Bariirre

Iyadoo dowladda federalka ee Somaaliya ay u dirtay deeganka Barrire guddi baaritaan ku sameya dhacdadii ka dhacday halkaasi ee lagu dilay 9ka qof, ayaa haddana waxa jira dad ka qaxay deeganka oo iyagu u qaxay aggaarka afgooye.

Dadkaasi waxaa ka mid ah Xabiibo Cosmaan Isaaq oo iyadu hormuud u ah qoys ka kooban 10, waxay inooga warrantay xaaladda ay iminka ku suganyihin waxayna u warrantay Fadumo Macalin Abukar.