Sawirro: Diyaar garowga Ciidul Adxaa

Image caption Suuqa Islii oo la ciirciiraya dad dukaamaysanaya
Image caption Dukaamo laga adeeganayo
Image caption Matoorro ayey dukaamadu shiteen si uusan ganacsiga iidda u istaagin
Image caption Carruur suuqa loo soo waday si dhar loogu iibiyo
Image caption Dad iibsanaya macmacaan
Image caption Ariga waxaa loo isticmaalaa udxiyada
Image caption Dadka xoolaha ka baayac mushtara suuqa ayey keeneen ari si ay uga faa'iidaystaan iidda.
Image caption Dad ku mashquulsan dukaamaysi
Image caption Waddo saxmad darteed la xiran
Image caption Waddo ku taalla Islii oo aad looga dukaamaysanayo