Daawo: Dhiibista Qalbi Dhagax qiil sharci ma leedahay?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Dhiibista Qalbi Dhagax qiil sharci ma leedahay?

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Cabdikariin Sheekh Muuse oo ay dhawaan ku wareejisay dowladda Itoobiya uu ahaa sarkaal sare oo ka tirsan ONLF, xiriirna la lahaa kooxda Al Shabaab.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in dhiibistiisa loo cuksaday heshiisyo ay dowladdu la saxiixatay Itoobiya.

Halkan ka daawo wareysi aan arrintaasi kala yeelanay Zakariye Yusuf oo ah qareen Soomaaliyeed.