Fadhato ka dhacday Florida
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Fadhato ka dhacday Florida!

Tukaamo ku yaal magaalada Miami ee gobolka Florida oo lagu iibiyo kabaha iyo qalabka korontada ayaa la fadhataystay duufaankii Irma markuu ku dhuftay gobolka. Boolisku waxay sheegeen in ay xidhxidheen tobanaan qof.