Shir looga hadlayo arrimaha ammniga  bariga Africa oo Uganda ka furmaya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shir looga hadlayo arrimaha ammniga bariga Africa oo Uganda ka furmaya

Madaxda arrimaha Ammniga ee Bariga Afrika ayaa waxa uu shir looga hadlayo arrimaha ammniga uu uga furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Madaxdaan oo ka kala socda 14 dal ayaa ka shiraya arrimaha la xiriira ammniga bariga Afrika iyo halista kaga imaanaysa kooxda Alshabaab ee Soomaaliya.

Colonel Muse cabdiqaadir xassan oo katirsan hogaanka xiriirka dibedda ee booliska dowladda Soomaaliya, kana mid ah saraakiisha ka qeyb galeysa shirkan ayaa BBC-da uga waramAy shirkan, Ciise Xaaji Cabdule ayuu khadka teleefanka ugy waramy .