Taariikhda Sheekh Cabdullaahi Baarakallaah oo geeriyooday
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhda Sheekh Cabdulahi Baarakallaah oo geeriyooday

Waxaa magaaladda Adisababa ku geeriyooday laguna aasay Sheekh Cabdullaahi Cumar Nuur oo Baarakalaah loo yaqiinay, wuxuu ahaa 85 jir caalim ah waxna soo baray culimo waawayn oo Soomaliyeed, Sheekha wuxuu ka mid ahaa raggii lagu bilaabay jaamacada caanka ah ee Madina 1960kii

Cabdirisaaq Xaaji Catosh ayaa soo ururiyay taariiqda Marxuumka