Saameynta abaarta ay ku yeelatay ganacsiga xoolaha ee magaalada Garissa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Saameynta abaarta ay ku yeelatay ganacsiga xoolaha ee magaalada Garissa

Maalmihi ugu dambeeyay Waxaa hoos u dhac wayn laga dareemay xoolihii loo suuq geyni jiray sayladda ugu weyn ee xoolaha Kenya lagu kala iibsado ee magaalada Garissa.

Abaarta daba dheeraatay ee ku dhuftay gobolka Geeska Afrika ayaa saamayn weyn ku yeelatay dadka xoola dhaqatada ah. Weriyaha BBC-da Bashkas Jug Soodhacay ayaa warbixintan inooga soo diray sayladda xoolaha ee Gaarissa