Haween khaadka Itoobiya iibin jiray oo Hargeysa shaqo la'an ay ku hayso
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Haween khaadka Itoobiya iibin jiray oo Hargeysa shaqo la'an ay ku hayso

Tan iyo markii uu qaadkii laga keeni jiray dhinaca dalka Ethiopia uu ka joogsaday somaliland waxaa aad loo dareemayaa haween badan oo qaadka ku iibin jiray suuqyada hargeysa oo nolol maalmeedkoodi ay ka heli jireen ganacsiga qaadku uu istaagay oo aad u cabanaya .

Jinaw Xasan waa hooyo ku iibin jirtay qaadka Ethiopia laga keeno magaalada hargeysa , laakiinse haatan iyadoo iska dul fadhida koleygii ay qaadka ku ridi jirtay ayaa uu weriyaha BBC Axmed saciid cige dul tegay oo ka wareystay waayaheeda hadda iyo saameynta uu qaadka joogsaday ku keenay noloshii qoyskeeda