Maxay Suudaan uga dhigantahay cunaqabteynta laga qaaday
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay Suudaan uga dhigantahay cunaqabteynta laga qaaday

Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabataytii dhaqaalaha ka qaaday dowladda Suudaan. Cunaqabataytan ayaa Suudaan la saaray labaatan sano ka hor.

War Maraykanka ka soo baxay ayaa lagu sheegay in dowladda Suudaan ay horumar ka samaysay xuquuqul insaanka.

Waxay sidoo kale Suudaan wax ka qabatay baa la yiri arrimaha la dagaalanka xagjirka.

Hadaba qaadisya cunaqabatayntan maxay Suudaan u soo kordhinaysaa, Maxaase hada keenay in Marayaknka uu qaaday tilaabadani. Axmed Sheekh Maxamed , oo Axmed Tiir loo yaqaano