Todobaadkan iyo sawirrada Afrika

Caruur Soomaali ah oo ku dabaalanaya xeebta Xamarwayne, dhismo ayaa ka muuqdo dhanka kale, waxaa la qaaday Jimcihii Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Caruur Soomaali ah oo ku dabaalanaya xeebta Xamarwayne, dhismo ayaa ka muuqdo dhanka kale, waxaa la qaaday Jimcihii

Caruurta Soomaalida ee Muqdisho ayaa Jimcihii aada badda si ay u soo damaashaadaan. Badankooda waxay tagaan xeebaha ku dhow degmada Xamarwayne.

A man in a traditional costume performs ahead of the Rugby test match between South Africa (Springboks) and New Zealand (All Blacks) at Newlands Rugby stadium on October 7, 2017 in Cape Town. / AF Lahaanshaha sawirka AFP
Ka dib dab dad badan ku laayay Ghana, sabatidii la soo dhaafay Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Ka dib dab dad badan ku laayay Ghana, sabatidii la soo dhaafay

Ka dib markii gaari siday gaas uu ku qarxay caasimadda Ghana ee Accra, musiibo ballaaran oo tan ka mid tahay ayaa ka dhalatay.

Intuu socday bandhigga dharka Afrika ee Abidjan 07/10/2017 Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Intuu socday bandhigga dharka Afrika ee Abidjan 07/10/2017

Labo ka mid ah dad xirnaa dharka dhaqanka ee dalka Ivory Coast oo ka qeybgalay bandhigga dharka ee Afrika oo lagu qabtay Abidjan.

Gabar xiran dharka dhaqanka Angola oo ka qeybgashay todobaadka dhaqanka ee Lisbon Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Gabar xiran dharka dhaqanka Angola oo ka qeybgashay todobaadka dhaqanka ee Lisbon
Dumarka taageerayaasha ahaa ee daawanayay ciyaartii Masar ay ugu soo baxday tartanka Koobka Adduunka- 08/10/2018 Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Dumarka taageerayaasha ahaa ee daawanayay ciyaartii Masar ay ugu soo baxday tartanka Koobka Adduunka

Dumarka taageerayaasha ahaa ee daawanayay ciyaartii Masar ay ugu soo baxday tartanka Koobka Adduunka. Ciyaartaa oo ku dhammaatay 2-1, waxay Masar ugu dhigantahay in sanado badan ka dib u soo baxdo tartanka Ruushka lagu qabanayo 2018-ka.

Sidoo kale nin taageersanaa kooxda Masar oo calanka dalkiisa wejiga ku sameystay

Egyptian men watch their natiional team play Congo Brazzaville on a big TV screen Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Sidoo kale nin taageersanaa kooxda Masar oo calanka dalkiisa wejiga ku sameystay

Sidoo kale nin taageersanaa kooxda Masar oo calanka dalkiisa wejiga ku sameystay wuxuuna eegayaa shaashadda TV si uu u arko goolkii ay ku badisay Masar.

Taageerayaasha Goerge Weah oo dhageysanaya warka si ay u maqlaan in doorashada madaxweynaha Liberia uu asaga ku guuleystay Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Taageerayaasha Goerge Weah oo dhageysanaya warka si ay u maqlaan in doorashada madaxweynaha Liberia uu asaga ku guuleystay

Maalin ka dib markii codeynta ay dhammaatay, waxaa billaabatay tirinta, George Weah ayaana hoggaaminaya natiijada hordhaca ah

Booliska rabshada ka hortaga ee Kenya oo hortaagan dibadbaxayaasha taageersan mucaaradka NASA 11/10/2017 Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Booliska rabshada ka hortaga ee Kenya oo hortaagan dibadbaxayaasha taageersan mucaaradka NASA 11/10/2017

Booliska rabshada ka hortaga ee Kenya oo hortaagan dibadbaxayaasha taageersan mucaaradka NASA. Dibadbaxan ayaa Arbacadii ka dhacay Nairobi.

Taageerayaasha madaxwyene Uhuru Kenyatta oo sun lagu kala ceyriyay ka dib markii Nairobi ay isugu soo bexeen 11/10/2017 Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Taageerayaasha madaxwyene Uhuru Kenyatta oo sun lagu kala ceyriyay ka dib markii Nairobi ay isugu soo bexeen 11/10/2017

Sidoo kale taageerayaasha Kenyatta ayaa la kala ceyriyay.

Nin maraya meel lagu sameeyay farshaxan ad u qurux badan oo ku taalla magaalada Johannesburg, 10/10/2017 Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Nin maraya meel lagu sameeyay farshaxan ad u qurux badan oo ku taalla magaalada Johannesburg, 10/10/2017

Sawirradan waxaa leh AFP, EPA, iyo Reuters

Goobaha kale ee BBC-da