Barakacayaal ku sugan duuleedka dagmada Badhan oo xaaladooda laga deyrinayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barakacayaal ku sugan duuleedka dagmada Badhan oo xaaladooda laga deyrinayo

Degmada Badhan ee gobolka sanaag waxaa jira dad badan oo barakacayaal ah oo ku nool duleedka magaalooyinka kadib markii abaartii ay xoolahoodii kaga dhinteen.

Shacni Faarax Cali waa gudoomiyaha urur samafal oo magaalada Badhan xaruntiisu tahay oo dadkaasi barakacayaasha ah si mutadacnimo ah ugu gargaara.

Shacni oo shaqo u timid Hargeysa ayaa waxay la hadashay saxaafadda ayadoo ka warrantay dhibaatooyinka haysta dadkaasi barakacayaasha gudaha ah.

Shacni ayaa u warrantay weriyaha BBC Axmed Saciid Cige.